Wararka»

Isbitaalka Kismaayo oo loogu deeqay qalab iyo dawooyin (SAWIRRO)

Isbitaalka Kismaayo oo loogu deeqay qalab iyo dawooyin (SAWIRRO)

February 4, 2014 10:04 pm
Talaado, Feberaayo 04, 2014 (M24) — Qurba-joog Soomaaliyeed oo Jubbooyinka kasoo jeeda ayaa qalab caafimaad ugu deeqay isbitalka degmada Kismaayo, iyadoona qalabkaasi lagu...

News»

Hirarka Suugaanta: Gabayadii Abwaan Xaaji Maxamuud Ciise Gunti-Xamash

Hirarka Suugaanta: Gabayadii Abwaan Xaaji Maxamuud Ciise Gunti-Xamash

November 2, 2013 1:08 am
Hordhac: Barnaamijaka ‘Hirarka Suugaanta’ oo aan si gaara isugu hawlay, waxan ku waraystay Abwaan Xaaji Maxamuud Ciise Gunti-Xamash oo hadda ku nool magaalaa Seattle,...

Opinion»

Kenya Finds No End to Fighting Against Somali Militants

Kenya Finds No End to Fighting Against Somali Militants

August 10, 2013 3:39 am
When Kenya sent troops to Somalia in October 2011 to fight al-Qaeda-inspired al-Shabaab militants, it vowed to pull them out by Christmas. More than 20 months on, there’s...

Recent Articles

Isbitaalka Kismaayo oo loogu deeqay qalab iyo dawooyin (SAWIRRO)

Isbitaalka Kismaayo oo loogu deeqay qalab iyo dawooyin (SAWIRRO)

Talaado, Feberaayo 04, 2014 (M24) — Qurba-joog Soomaaliyeed oo Jubbooyinka kasoo jeeda ayaa qalab caafimaad ugu deeqay isbitalka degmada Kismaayo, iyadoona qalabkaasi lagu wareejiyay maamulka isbitalka guud ee degmada Kismaayo. Qalabkan oo isugu jiray sariiro lagu seexiyo bukaanada oo koronto ku shaqeeya, kuraasta curyaamiinta oo casri ah, qaboojiyeyaal lagu keeydiyo dhiigga, raajooyin iyo qalab kale […]

Daawo: Xafladda Caleema Saarka Madaxda Jubbaland oo Kismaayo ka socota

Daawo: Xafladda Caleema Saarka Madaxda Jubbaland oo Kismaayo ka socota

Halkan ka daawo xafaladda caleema saaraka Madaxdii dhowaan loo doortay inay hoggaamiyaan maammul goboleedka Jubbaland State of Somalia:

Xulista Xubnaha Golaha Wakiillada Puntland Guul baan u aragnaa

Golaha Jaaliyadda Puntland Diaspora Forum ee Gobolka Washington State -USA ahaan, soo xulidda Xubnaha Golaha Wakiillada Shacbiga Puntland waxaan u aragnaa tallaabo loo baahnaa oo xagga horumarka loo qaaday. Misna sida ay Warbaahinta Puntland maalmahan dambe ku war warbixinaysey, waxaa noo muuqda fadeexado uu ku kacayo Maamulka hadda talada Puntland haya oo dhibaatooyin badan horay […]

BAYAAN JAALIYADDA DEG’KA YEED, CEELBARDE IYO GALBEEDKA XUDDUR

Golaha Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ka soo jeedda Degmooyinka Yeed, Ceelbarde, Rabdhuure iyo Galbeedka Xuddur ee Gobolka Bakool, ee deggan Gobolka Washington State of USA, shir guud ee ay isugu yimaadeen Axad oo ay Bisha Diseembar tahay 22, 2013, ayna khadka telefoonka uga qayb galeen Jaaliyado badan oo North Ameerika, Yurub, Australiya, New Zealand iyo meelo […]

Beesha Cawlayahan: Baaq ku wajahan Maammulka Jubbaland ee Axmed Madoobe Hoggaamiyo

Beesha Cawlayahan: Baaq ku wajahan Maammulka Jubbaland ee Axmed Madoobe Hoggaamiyo

12/22/2013 Ku: Waxgardka iyo Odayaal Dhaqameedka Ku: Maammulka Jubbaland Ku: Dawladda Dhexe ee Soomaaliya Ku: Qarammada Midoobey Ku: Urur Goboleedka IGAD Ku: African Union iyo Beesha Caalamka guud ahaan Annagoo ah waxgaradga, cuqaasha, culuma awdiinka, aqoonyahannada, dhallinta iyo haweenka qurba joogga ee Beesha Cawlyahan, waxannu baaq halka uga jeedinaynaa Madaxweynaha Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaan […]

BAAQ KU SAABSAN DOORASHADA PUNTLAND

Annaga oo ah Jaaliyadda Puntland Diaspora Council of Washington State – USA, kana mid ah Jaaliyadaha dadkooda dhulka hooyo ku nool la qaybsada Baraare iyo Busaarad ama farxad iyo dhibaato hadba midka la soo gudboonaada ummadda Reer Puntland, waxaa walaac iyo niyad xumo nagu abuura tallaabooyinka siyaasadeed iyo nabad galyo ee Gobollada Puntland ka socdey dhowrkii […]

JUBBALAND EDEB-DARRO IYO WAAYEEL KA TUUGSADA LAGAMA OGGOLA

Maalmahaan dambe magaalada Baydhabo waxaa laga sheegayaa in ay ka socdaan Shirar Ku Sheeg la sheegayo in Maamul loogu dhisayo lix Gobol oo saddex ka mid ah ay dhisan tahay Dawladda Jubbaland State of Somalia, 3da kalena midkoodna aanu gacanta ugu jirin Kooxaha Qaswaleyaasha ah ee Xarunta ADC ay ciidamada Ethiopia ku ilaalinayaan, ee xaafad Baydhabo […]

Taageerid Xuska 8-guurada Maalinta Qowmiyadaha Itoobiya

Sida dad badani ay shaashadaha TV-ga ka daawadeen ama ay Warbaahinta kale uga xog heleen, toddobaadkii dhawayd waxaa magaalada Jigjiga ee Caasimadda Soomaalida Ethiopia lagu qabtay Xuska Munaasabad loogu dabbaaldegayey 8-guurada Maalinta Qowmiyaha dalka Itoobiya. Dabbaaldeggaas waxaa ka qayb galay: Madaxda Sare Federaalka Ethiopia, Wufuud ka kala socotey Jubbaland State of Somalia, Puntland State of Somalia, […]

JUBBALAND HORAY U SOCO OO HAREERAHAAGA DHAB U EEG

Golaha Jaaliyadda Jubbaland Diaspora Council ee Gobolka Washington State USA ahaan, waxaan taageeraynaa Dhismaha wali qabyada ah ee Maamulka Jubbaland State of Somalia dhawanaan looga dhawaaqay. Waxaan u aragnaa tallaabo loo qaaday dhanka horumarka. Durba waxaa noo muuqda in Wasaaradaha qaarkood (Wasaaradda Arrimaha GUdaha iyo Amniga) ay shaqo bilaabeen, taasina ay abuurtay mas’uuliyaddii horay qof kaligii laga […]

SHIRQOOL KHATAR AH OO JUBBALAND KU SOO FOOL LEH

Jaaliyadda Jubbaland Diaspora Council ee Gobolka Washinton State – USA, waxaa soo gaarey xaqiiqada shirqool laga maleegayo Xamar oo la rabo dhibaato looga abuuro Jubbaland State, kaddib lagu qabsado, lana hoos keeno Bay Land (Koofur Galbeed). Waxaan hubaa in qaarkiin badani arrintan aaney rumaysan karin haddii aaney xogta dhabta ah ee Xamar, Gedo iyo Kismaanyo laga […]

WAR SAXAAFADEED MUHIIM AH = PRESS RELEASE

MADAXADA SARE EE HAY’ADDA RAJA FOR AFRICA, ayaa maanta oo ah 17ka Nofembar Shir Jaraa’id oo ay Wargayska Seattle Times iyo TV- RAJA FOR AFRICA TV, Wargesyska RUNTA ee Washington State iyo warfidiyeenka kaleba ka soo qayb galeen ku qabatay Xarunta RAJA FOR AFRICA ee magaalada Seattle Washington USA. Madaxda Sare oo Hay’adda RAJA FOR […]

WAXAAN SOO DHAWAYNEYNNAA SI GUUD GO’AANKA XAMAR EE SHIRWEYNAHA ARRIMAKA JUBBALAND

Golaha Jaaliyadda Jubbaland Diaspora Council of Washington State USA, waxaan soo dhawaynaynnaa Go’aanka Heshiiska Reer Jubbaland ee Xamar lagu gaarey Nov. 5-6, 2013, annaga oo si gaar ah ugu niyadsan in ay qaybaha Go’aankan Heshiiska ah gaarey ka dhabeeyaan hadafka Shirweynaha dadka Reer Jubbaland, kaasoo ah nabad iyo walaalnimo dhex marta ummadda Reer Jubbaland. Qolyaha […]